Haa, waad u qalantaa inaad codsato. Haddii codsigaagu horay maal gelin uga helay Prosper Portland soo jeedinta uu u diray Barnaamijka Deeqda ee Sanduuqa Maal gelinta Fursadaha Dhaqaalaha ee Dib u Habaynta Oregon waa inuu muujiyaa sida lacagtu u kobcinayso, kor ugu qaadayso, ama u balaarinayso mashruuca.