Reimagine Oregon ayaa biloowday mashruuc gobalka oo dhan ah oo ay abuureen ururada iyo shaqsiyaadka madowga ah ee ka shaqeynaaya baabi’inta isir nacaybka taqliidiga ah ee ka jira Oregon. Dhaqdhaqaaqa Reimagine Oregon waxaa ku jira hogaamiyaasha isbahaysiga. Dhaqdhaqaaqa Reimagine Oregon waxaa ku jira dedaallada qotoada dheer, ee balaaran ee sinaanta. Si aad xog dheeri ah uga ogaato Reimagine Oregon, booqo webseedkooda oo ah reimagineoregon.org

Prosper Portland ayaa hagaysa Deeqda Sanduuqa Maal gelinta Fursadaha Dhaqaalaha ee Dib u Habaynta Oregon, oo ah barnaamij la shaqeeya Reimagine Oregon si gaar ahna diirada u saaraya saamaynta hormarinta dhaqaalaha iyo fursada dhaqdhaqaaqa Reimagine Oregon.