Soo jeedinnada awooda badan waxaa ku jira laakiin kuma koobna:

  • Saameynta ku dhacday kobaca ganacsiyada kartida si loog adeego bulshada
  • Saamaynta ku dhacda bulshooyinka saamaynta xun kasoo gaartay mamnuucida xashiiska
  • Lahaanshaha qorshe aad u qeexan oo ku aadan natiijooyinka ganacsiga ama barnaamijka
  • Muujinta sugnaanta dhaqaalaha iyo baahida loo qabo maal gelinta.