Reimagine Oregon ayaa isku gaysay oo qortay tiro badan oo qorsheyaasha iyo codsiyada hore ah. Si loo gaaro yoolka Sanduuqa Maal gelinta Fursadaha Dhaqaalaha ee Dib u Habaynta Oregon, qaybaha soo socda oo kamid ah codsiyadaas ayaa si toos ah u muujiyay baahida loo qabo abuurista shaqada hormarinta dhaqaalaha.

Urban League of Portland’s State of Black Oregon (Ururka Dadka Magoowga ah ee Portland ee Gobalka Oregon)

Urban League of Portland’s “State of Black Oregon” (Qaybta 2 aad: Cutubka 4 – Amaanka iyo Faya Qabka, Cutub 5 – Kobcinta Shaqaalaha, Cutubka 6 – Barwaaqada iyo Fursada)

Imagine Black’s “People’s Plan” (Qorshaha Dadka ee Imagine Black’s)

Imagine Black’s (Oo horay loo oran jiray Golaha Hogaanka Afrikaan Ameerikaanka Portland) “People’s Plan” (Aaga Mawduuca Cutubka ku saabsan “Hormarinta Dhaqaalaha: Soo Noolaynta Dhaqaalaha Bulshada Madoowga ah iyo Sharfida Shaqaalaha Madoowga ah”)

Warbixinnada Isbahaysiga Bulshada aan Ahayn Cadaanka

Warbixinnada Isbahaysiga Bulshada aan Ahayn Cadaanka (“Bulshooyinka aan Cadaanka ahayn ee Degmada Multnomah: Kala Sooc aan Dhamaan,” iyo“Ugaan Ku dhisan Isir: Cadaalada Cilmi Baarista ee Degmada Washington”)