Lacagta waxaa lagasoo qaadaa dakhliga canshuuraha magaallada Portland dhexdeeda, marka waa in lagu isticmaalaa gudaha magaallada Portland. Ururada deeqda helaaya waa inay ku dhex yaalaan magaallada Portland ama ay inta badan u adeegaan bulshada Portland, Oregon.