Lacagta ayaa la bixin doonaa kadib marka heshiiska deeqda lala saxiixdo deeq qaataha. Lacagaha gaaraaya $50,000 ama kayar ayaa lagu bixin doonaa hal diris; lacagaha ka badan $50,000 waxaa lagu bixin karaa lacag bixinno kaladuwan sida ku cad heshiiska deeqda iyo marka Prosper Portland ay heasho warbixinta loo baahan yahay. Bixinta lacagta ayaa bilaabanaysa marka la saxiixo heshiiska deeqda.